RecycleOn Oregon /

Hel macluumaadka dib-u-warshadaynta ee bulshadaada

Sannadaha soo socda, nidaamka dib-u-warshadaynta Oregon waa la casriyayn doonaa. Isbeddelladu way kala duwanaan doonaan iyadoo loo eegayo meesha aad gobolka ka joogto.

Bulshooyinka qaarkood waxay arki doonaan isbeddello ku saabsan walxaha dib loo warshadayn karo iyo sida dib-u-warshadaynta loo sameeyo, halka kuwa kale aysan arki doonin isbeddello badan.

Si aad ula socoto waxa ka dhacaya bulshadaada, ka hel bogga dib-u-warshadaynta ee magaaladaada ama degmadaada hagaha hoose

Su'aalo? Fadlan isticmaal foomka Nala Soo Xiriir

Tusaha dib-u-warshadaynta deegaanka

Hoos ka dooro degmadaada